Category Archives: FIIDIYOW

18th March 2024  admin  Category :

Ergooyinkii Bulshada Caalamka ee Korjoogtada ka ahaa doorashadii maanta lagu qabtay Puntland, ayaa ugu hanbalyeey sida dimoqraafuyadda ah ee ay doorashadu u qabsadeen

18th March 2024  admin  Category :

Kusimaha Madaxweynaha oo Magacaabay Guddoomiyaha degmada Laasqoray.

Xeer Kusime Madaxweyne Lr 96, April, 25, 2022.

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland .

Markuu arkay: Dastuurka dowladda Puntland. Markuu arkay: Baahida Shaqo ee jirta.

Markuu tixgeliyey:- Kartida iyo Aqoontiisa. …

18th March 2024  admin  Category :

Ciyaartii galabta dhex martay gobolda Sanaag iyo Sool ayaa ku soo dhamaatay 4 iyo 4.

Baxwal oo ka tirsan xulka gobolka Sanaag ayaa hoggaanka u haya Tartanka kubadda cagta ee Gobollada Puntland Gool dhalinta , sidoo kale wuxuu galabta ahaa …

18th March 2024  admin  Category :

18th March 2024  admin  Category :

Cutubka 1aad

Dhalasho iyo Korriimo

Waxa aan dhashay gu’gii Deera Laaye. Sanaddaa roob mahiigaan ah, ayaa inta carrada oo dhan ka da’ay daaddadkii iyo dhiirigii uu reebay duunyadii iyo ugaartii oo dhammi ku hafatay oo dhaqaaqi wayday ilaa la …

18th March 2024  admin  Category :

Go’aamadii Shirkii 1992 ee Hadaaftimo ee Warsangeli. Dhulbahante ma Bedeli Doonaan Istataraatijigooda? Sidee Daraawiishta iyo Reer Maakhir isaga Wada Jiri Doonaan Dabinada Qarsoon ee Isaqland u Wada Dhigayaan? Daraawiishta in Puntland Looga Dhigo Cadaw Yey Dani ugu Jirtaa?

{Allsanaag} Reer …

18th March 2024  admin  Category :

MAANTA IYO XAALADA WAQOOYIGA SOOMAALIYA

Maamulka Isaqland way ku guul dareysteen sanaadiiqdii ay rabeen iney ku khalkhal geliyaan nabada dhulka Maakhir iyo Dhulbahantaha ee Puntland. Maamulka Isaqland iyo dabadhilifyada tirada yar ee macaanjecesha ah ee u adeegaa waa iney ogaadaan …