Qabyaaladii Xasan Culusoow oo soo if baxday

(Daawo) Shirkii Maamul usamaynta Jubaland oo dib udhac ku yimid iyo Madaxweynaha Soomaliya Xasan Culusoow oo aan ka soo jawaabin warqadihii loo diray oo  lagu casumay.

kisma

Madaxweynaha Soomaaliya oo Culays weyn  ka haysto Beeshiisa oo diidan in maamul loo sameeyo Jubooyinka  ayaa dhegaha ka cufaystay waqadihii iyo casumaadii loo diray in uu ka soo qayb galo maamul u samaynta Gobolada Jubooyinka.

Gudiga qabanqaabada shirweynaha oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa xaqiijiyay dib u dhaca kuyimid shirka.

Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Additional information