Caalamka oo aqoonsaday shirka Jubooyinka

Wasaarada arimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegtay in shirka Jubooyina la qabanayo 23 bishan Fabraayo.

kismaayol

Telefishinka qaranka Itoobiya oo soo xiganayay boga wasaarada arimaha dibada Itoobiya, ayaa shaaciyay shirka Jubbaland ee furmi doono 23 bishan Fabraayo.the conference of the establishment of the Jubaland state will began on the 23th of February 2013

Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Additional information