Indhocade oo loo magcaabayo gudoomiye Gobol

La taliyaha Madaxweynaha arimaha Jubooyinka Indhocade, oo loo magcaabayo Gudoomiye Gobol

indho

Ergayga gaarka ah ee Dawlada Soomaaliya ee arimaha Jubooyinka Yuusuf Indho cade , ahna la taliyaha Madaxweynaha Soomaliya Xasan  Culusoow arimaha Jubooyinka ayaa sida aad ku dhagaysan doontaan warbixintan waxa ku cad danbiyo halis ah. Laakiinse Dawlada Soomaaliya ee Xasan Culusoow ayaa dhowaan waxay doonayaan  in ay u magcaabaan Gudoomiyaha Gobolka shabeelaha hoose

ALLSANAAG.COM

Maamulka hada kadhisan shabeelada hoose iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan iyo Deegaanadooda:

Masuuliyiinta Maamulka hada kadhisan shabeelada hoose iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan iyo Deegaanadooda

1- C/qaadir Sh. Maxamed Nuur@(Garre/ Digil )@Guddoomiyaha Gobalka(waa laga joogiyay shaqada)

2- C/laahi Muuse Abuukar@(Gacal-adeer-sacad-Biimaal)@Guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda

3- Axmad Cumar Maxfd@(Ceyr, H/gidir, Hawiye) Guriceel@Guddoomiye kuxigeenka Nabadgelyada!!

4- C/fataax C/lahi Yuusuf@(5-ta Calemood/Digil ) Wanleweyn@Guddoomiye kuxigeenka Dhaqaalaha

5- Cumar Maxfud Cilmi@(Murusade/ Hawiye) Ceelbuur@Guddoomiye kuxigeenka arrimaha Bulshada!!

6- Yuusuf Maxfd Cabdi@(Ceyr, H/gidir/ Hawiye) Dhuusa mareeb@Guddoomiyaha Samafalka Gobalka!!

7- Cusmaan Maxamuud@(Abgaal/Hawiye) Biyo cade@Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Samafalka Gobalka!!

8- C/laahi Daahir@(Murusade/Hawiye) Wabxo@Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Samafalka Gobalka!!

9- C/laahi Cabdi Cumar@(Wacdaan/ Hawiye) Lafoole@Xoghayaha Gobalka
10- C/laahi Cabdi Faarax@(Ceyr, H/gidir, Hawiye)@Dhuusamareeb Agaasimaha Dhulbixinta Gobalka!!
11- Ikraam Axmad Gacal@(Murusade/Hawiye) Galhareeri@Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka!!

12- C/naasir Diini Raage@(Ceyr, H/gidir, Hawiye) Guriceel@isuduwaha Wasaarada Maaliyadda ee Gobalka,!!

F.G: Ninkaan hadda waxaa lagu badaley xaaska nin Majeerteeen ah oo layiraahdo Mr. Leyloon, maadaama wasiirka cusub ee maaliyada ay yihiin qaraabo soke, Magaceeda waa Salaado Maxfed Cusmaan, waana@Murusade/Hawiye!!
13- Maxfd Cali Muumin@(Salemaan, H/gidir, Hawiye) Cadaado@Xisaabiyaha guud ee Gobalka!!

14- C/qaadir Faarax@(Ceyr, H/gidir, Hawiye) Guriceel@isuduwaha wasaaradda Beeraha!!

15- Cabdi Yare@(Ceyr, H/gidir, Hawiye)@Guriceel Maareeyaha Dhulbixinta Gobalka.!!
Jagooyikaan badankood waa kuwo Macmal ah balse lagu doonayo in lagu dhaco hantida Dadka Masaakiinta ah, badankood waxay wataan Maleeshiyo Beeshooda ah waxaana jidadka ay dhigtaan isbaarooyin, Dumarkana waa Kufsadaan marka laga reebo afarta mas,uul ee gobolka kasoo jeedo oo aan maleeshiyo beeleed xataa wadan waxna aysan gacanta ugu jirin .!!!

Bal fiiri habka qeybsashada, oo sida tan u dhacday, amase u sameysan,una baahan in la woda beddelo si degdeg ah, laguna bedello dad u dhashey gobolka:-

1- (5) Xubnood, beesha Ceyr, Habargidir
2- (4) Xubnood, beesha Murusade
3- (2) Xubnood, beesha Digil

Additional information