Khudbaddii Madaxweynuhu waa Muqdisho iyo dadkeeda
- Details
- Written by khalid
Madaxweyne Xasan Culusoow, ayaa sheegay in Reer Muqdisho shisheeye loo soo kaxaystay lagu dilo, baqdin laga qabo Beesha degta awgeed.

Kooxda soo qaban qaabisay kulanka Madaxweyne Xasan Culusoow ee London, waa kooxdii HAG oo Dumarka iyo caruurta hor keeni jirtay Cisbitaalkii lagu dawayn jiray Allah ha u naxariistee Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf, maanta qabyaaladii ayaa loo sacab tumyaa oo waxa lagu heesayaa waa sax waa sax.
Tarsan oo hor boodaya dumar iyo caruur ku mudaharaadaya Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf
ALLSANAAG.COM,
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

