Maxkamadii Kufsiga oo dib loo dhigay

Kufsigii Caalamku ka qayliyey, oo Muqdisho ka dhacay ayaa mar kale Maxkamadiisii dib loo dhigay. Hooyada kufsiga loo gaystay ayaa waxay  ka mid tahay  barakacayaasha ku nool xeryaha.

wariye

Abdiaziz Abdinur Ibrahim, waa weriyihii Kufsiga soo weriyey oo la xiray January 10

Qof Dumar ah oo Maleeshiyaadka Muqdisho kufsi u gaysteen , Wariyihii warka sheegay n iyo sadex qof oo kale uu ku jiro ninkeedii  ayaa lagu xiray magaalada MUqdisho iyga oo lagu soo eedeeyey in sumcada ka dileen dawlada xasan Culusoow.

A woman who says she was raped by government troops is due to go on trial in Somalia, accused of offending the honour of a state institution.

Her husband and a journalist who interviewed her have also been charged in the case, which rights groups have said is politically motivated.

Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Additional information