Madaxweyne Culusoow iyo Xulafadiisii oo London soo gaaray

Madaxweyne   Xasan Culusoow iyo wasiirul dawlaha madaxtooyada Soomaaliya Mooryaan Diimeed Farax Cabdulqaadir ayaa soo gaaray London.

culusoow

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Culusoowiyo wafdi  uu hogaaminayo ayaa waxay soo gaareen caasimadda Dalka Ingriiska ee London.

Waxaa safarkan Madaxweynaha ku wehliyo R/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalimiga  Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mooryaan diimeed  Faarax Cabdul-Qaadir, la taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka tirsan Villa Soomaaliya oo ka soo wada jeeda hal Beel

Raisawasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax iyo labada Wasiir oo ka soo jeeda beeshiisa iyagu caawa waxay ku sugan yihiin gobolka shabeelaha hoose.

Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Additional information