Ma Wadamaa Wada Hadlaya Mise Gobolo?
- Details
- Written by Shanle

Allsanaag: Barnaamijka Dood Wadaag ee Universal TV ayaa lagu soo qaaday wadahadaladii hore ee dhex maray Soomaaliya iyo Maamulka Hargeysa iyo weliba wadahadalada soo socda. Fadlan hoos ka dhageeso sidii dooda ay u dhacday.
Allsanaag.com

