Afar Gobol oo La Mataaneenayo
- Details
- Written by Shanle

Allsanaag: Dooda usbuucan ayaa ku saabsan sare u qaadida ganacsiga gobolada, isku xirka shacabka iyo weliba mataaneenta Growe, Kismaayo, Gaarisa iyo Jigjiga oo dhacay. Fadlan hoos ka dhageeso Xassana Karatee oo daa dihinaya barnaamijkaa.
Allsanaag.com

