Garsoore Amaankiisa u Baqay

Buuhoodle

Allsanaag: Garsoore ayaa ka soo cararey maamulka Hargeysa gaar ahaana magaalada Burco halkaasoo uu ka ahaa garsoore in muddo ah, hadeerna sheegay in cid ammaankiisa sugeysaa aysan jirin oo uu u baqay naftiisa. Dadka iyaga kasoo jeeda gobolada qaarkood ayaa ku dhiban dhulkaa ay qariibka ku yihiin. Fadlan hoos ka daawo waxa uu yiri ninkan ka soo goostay Burco.

Allsanaag.com

Additional information