Soomaaliya Ayaa Laguwada Gooracanyahay
- Details
- Written by Shanle

Allsanaag: Barnaamijka Falanqeenta Dhacdooyinka ee Somali Channel ayaa doodiisa usbuucan uu ku saabsanaa cabsida Ingiriiska ee ku aadan muwaadiniitiisa jooga Hargeysa , Burco iyo tuulooyinka hoos taga iyo weliba arrimo kale oo dhinacyo badan taabanayey. Hoos ka daawo fadlan sidii ay u dhacday dooda.
Allsanaag.com

