Khaatumo ha Noolaato
- Details
- Written by khalid
Daawo Xuskii Sanadguuradii Khatumo State ee Magaalada Toronto ee Dalka Canada.
Jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool Magaalada Toronto, ee dalka Canada, ayaa xalay ka soo qaybgaly sanadguuradii kowaad ee Khatumo State of Somalia,
Khudbado, Gabayo, Maansooyin, Ciyaaro Hiddo iyo Dhaqan ah, iyo heeso cusub oo loogu talo galan xuskan ayaa halkaa laga soo bandhigay.
Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

