Sool iyo Sanaag Dawlad ma arag
- Details
- Written by khalid
Daawo RW Soomaaliya, oo ka sheekaynaya Riyadii u ku riyoonayey 55 Cisho uu hurday oo u xilka hayey.

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa, isaga oo faah faahin dheer ka bixiyay waxqabadka Xukuumada ee mudada 55-ta maalmood ah ee ay jirtay.
Waxqabadka dawladu waa xaafadaha Muqdisho oo kormeer lagu tago
Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

