Gaandi Cid Naga Soomaalisan Majirto

gaandi

Allsanaag: Professor Gaandi ayaa waxaa wareysi uu siiyay telefishinka Somalichannel. Waraysiga Gaandi ayaa waxa uu ku sheegay inuu layaabanyahay in Kismaayo markii shabaab ay heesteen inaan laga hadli jirin arrinta kismaayo dawladii hore iyo tan hadeer, laakiin waxa uu layaabanayahay waxa kalifay hadeer. Gaandi ayaa si qoto dheer uga Hadley taariikhdii goboladaa Jubooyinka. Fadlan hoos ka dhageeso wixii Professor Gaandi uu wareysigiisa uu ku sheegay.

Allsanaag.com

Additional information