Cayaarihii oo la biliqaystay

 Madaxweyne Culusoow waa tan sababta uu u diidan yahay Federaalka, wax kasta ha la siiyo Beeshiisa.

BILIL1AX

 

Guddiga Olambikada Soomaaliyeed oo Hal Beel kaliya oo ku qaraabanayso magacii Cayaaraha  Soomaaliya  ayaa lagu qabtay Hotel Jaziira magaalada Muqdisho, shirkaas ayaa  ayaa lagu doortay guddoon cusub oo uu hogaaminayo C/llaahi Axmed Tarabi.
Gudiga isku magaabey iney yihiin gudiga Olompikiga soomaaliyeed ayaa waxa ay doorteen gudoomiye iyo ku xigeeno iyo weliba fuliyayaal bisha markii ay aheed Jan 3, 2013


Gudoomiye Gudiga Olympikada Soomaaliyeed waxaa loo doortay:

 Ca/laahi Ahmed Tarabi       Qabiilkiisa waae Duduble

Gudoomiye ku xigeeno

Kuxigeenka 1aad: Ahmed Xasan Nataal Qabiilkiisa waa Abgaal

Kuxigeenka labaad: Xasan ahmed Cabdi (elman) Murursade

Kuxigeenka 3aad Ibraahim Abuukar Shaamow

Gudiga Fulinta

Maxamed Axmed Colow       Abgaal

Yuusuf calasow maxamed     Abgaal

Abuukar Isloow Xasan           Abgaal

Maxamed Xuurshe xasan       Abagaal

Ibraahin Xasan Raanboow     Murursade

Xasan ahmed barre                 Murursade

Cali siciid Guuleed                 Habar Gidir

Professor Maxamed Cali         Habar Gidir

Khadiijo Aadan                        Gaaljecel

Ca/laahi Good Barre                Xawaadle

Cumar Barre                              Reer Xamar




Magaalada Muqdisho waxa ka jira Ururadan hoos ku qoran oo ku qaraabta magaca Umadda Soomaaliyeed, hase ahaatee  ku shaqeeya qaab Qabiil
Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Soomaaliyeed, Xaruntiisu Waa Muqdisho waxa Hogaamiya Qof ka soo jeeda beesha Hawiye.

Ururka haweenka Soomaaliyeed, xaruntiisu waa Muqdisho waxa Hogaamiya Qof ka soo jeeda Beesha Hawiye.

Ururka Dhalinyarada aqoonyahanada Soomaaliyeed, xaruntiisu waa Muqdisho waxa hogaamiya qof ka soo jeeda Beesha Hawiye.

Gudoomiyaha  Mujtamaca Culimada Soomaaliyeed, xaruntiisu waa Muqdisho waxa hogaamiya qof ka soo jeeda Beesha Hawiye.

Gudoomiyaha nabadda iyo dimoqraadiyada Soomaaliyeed, xaruntiisu waa Muqdisho waxa hogaamya qof ka soo jeeda Beesha Hawiye .

Gudoomiyaha Iskaashatooyinka
Gudoomiyaha ganacsatada soomaaliyeed Muqdisho
Gudoomiyaha gaadiidlayda Muqdisho
Gudoomiyaha Muàdimiinta Muqdisho

Gudiga cayaaraha kala duwan oo dhan Xaruntoodu waa Muqdisho


Idaacada Radiyo Muqdisho iyo Telafishanka Qaranka, xaruntiisu waa Muqdisho iyo Nairobi, waxay  ka soo waramaan Degaano gaar ah, shaqaalaha ka shaqeeya dhamaantood waa hal Beel, oo ah Beesha Madaxweyne Culusoow

Gebagebadii Intaas oo Urur qof ay magaaladiisa ka hawl gasho , oo lacagta caalamka laga helo lagu shaqaalaysiiyo Beeshiisa, marna ma ogolaanayo in wax lala qaybsado Soomaaliyana noqoto Dawlad Federaal ah oo ku salaysan gobolaysi.
Allsanaag.com

Additional information