Siilaanyo iyo Culusoow oo Ingiriiska ku kulmaya

Wada hadalka dhowaan  dhex mari doona   Dawlada  Somaliya iyo maamulka  Isaaqland ,wax ma laga waydiin doonaa Bulshada Maakhir iyo Khaatumo?

shacab

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Foosiya Xaaji ayaa soo gaartay dalka Ingiriiska, waxana la sugayaa sidoo kale in dhowaan halkaa ay soo gaaraan     Madaxweynaha Soomaliya Xasan   Culusoow iyo Horjoogaha Isaaqland  Siilaanyo  , halka Bulshada ka soo jeeda Gobolada Maakhir iyo Khaatumo  oo aan ka mid ahayn golaha wasiirada dawlada Soomaaliya ee Xasan Culusoow  ay iyagu yihiin kuwo  sugaya natiijada  soo baxda Kulanka Culusoow iyo Siilaanyo ay yeelan doonaan

Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Additional information