Mooryaan diimeed booqday Sacuudiga

Hogaanka Damuljadiid ayaa gaaray dalka sacuudiga.

damul0

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Suciidi Carabiya, ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Maxtooyada Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir Maxamed kaasi oo booqasho ku tagay Magaalada Riyaad ee Caasimada dalkaasi.

Sacud Al-Faisal, wasiirka Arrimaha dibadda Sacuudi Carabiya ayaa ku qaabilay wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya xafiiskiisa waxana ay ka wada hadleen arrimaha Soomaaliya iyo dacwad uu ka gudbiyey Dawlada Kenya oo ku saabsan Maamul u samaynta  Jubooyinka

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax Cabdulqaadir, ayaa u dhiibay wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga warqad uu kawaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow  taasi oo loo gudbin doono boqorka dalkaasi boqor Cabdalla.

Wakaalada wararka dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in warqada uu Mr Faarax Sakiin  u gudbiyay boqorkaa Sacuudi Carbiya ay ku xusnaayeen arrimo ay ka midyihiin in dowladda Sacuudiga ay dib u habeyn ku sameyso labo masjid oo waa weyn oo Soomaaliya ku yaalla.

Additional information