Sarkaal Maraykan ah oo Muslimay

Sarkaal ka mid ah Ciidamada Maraykana oo ku sugan dalka Afgaanistaan ayaa qaatay Diinta Islaamka.

AFGAA

Sarkaal ka mid ah Ciidamada Maraykanka oo ku sugan Degamada Watabur ee Gobolka Kunar ee Dalka Afgaanistaan ayaa qaatay Diinta xaqa ah ee Islaamka.

James Grant, oo ka soo jeeda gobolka Marykanka ee Tennessee,  ayaa sheegay in uu Diinta Islaamka qaatay ka dib markuu akhrinayey todobadii bilood oo ugu danbaysay  Kitaabka Quraanka  iyo Kutub kale oo ah kuwa Islaamka ah.

Sarkaalkan Maraykanka ah ayaa magaciisa u bedelay Mohammad Asif, isaga oo Masaajidka kaga dhawaaqay maalintii Jimcaha   in uu qaatay Diinta Islaamka halkasna ku qira ASH-HADU ANLA ELAHA ILLA-ALLAH WA ASH-HADU ANNA MOHAMMADAN RASUL-ALLAH'.

He said he had consulted his wife before the conversion. "She did not oppose my conversion. I would preach Islam to my family first, and then to others," the father of two children said.

Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Additional information