Maanso qiimo iyo qaayo leh
- Details
- Written by khalid
Daawo Maansada Qarniga oo ku socota Bulshada Reer Maakhir iyo Khaatumo ama Hartiga Waqooyi.

Sawirkan waxa la qaaday xilligii tartanka doorashada Puntland 2008, oo Abwaan Cabdulqaadir Bidhiidh iyo Iikojiir ay ku sugnaayeen Magaalada Mindigale ee gobolka Sanaag
"Waxii laysku dilay loo dagaalamey`oo u burburay dalKii
Diin may ahayn dusha midabka iyo diir may ahayn
Deeqo waa ogtahay Dulmar waa taqaan adeer Diiriyiyo Doolalse moog".
Cabdulqaadir Saciid Maxamed Kulan( Cabdulqaadir Bidhiidh) waa Abwaan Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Saraakiishii amniga Dawladii Siyaad Bare.
Allsanaag.com

