Badhan oo degaan ugu deeqday Barakacayasha Soomaaliya
- Details
- Written by khalid
Naafada iyo danyarta ku nool Magaalada Badhan ayaa xaalad nolol xumo soo wajahday, iyada oo kaalmadii Caalamku ugu deeqday Soomaaliya ilaa hadda ay soo dhaafi l'adahay magaalada Muqdisho iyo nawaxigeeda.

Daawo Muuqaalkan, hadii aad maqli jirtay Barakacaayaasha oo Raashinka laga dhaco, maanta waxaad daawan doontaa Shacabka magaalada Badhan ee Gobolka sanaag oo Dhul ay degaan ugu deeqay Barakcayaasha ka soo barkacay dagaalada ka socda koonfurta Soomaaliya iyo madaxda gobolka Sanaag oo qayb ka mid ah Mushahaarkooda ugu deeqa Naafada iyo Barkacayaasha, sida ay sheegeen qaar ka mid ah Naafada ku nool degmadaas
Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

