Mooryaan Diimeed Wasiir noqday

Wasiiro Suuq madow ah, oo aan la dhaarin ayaa ka mid ah dawlada Culusoow.

10aa

Wasiirka Madaxtooyada Soomaaliya Faarxa Sheekh Cabdulqadir (Faarax Sakiin) looma dhaarin xilkan,laakiinse waxa uu ka mid ahaa wafdigii Madaxweyne Culusoow u raacay dalka Itoobiya.

Codsigii Dawlada Soomaaliya ku waydiisanaysay Fiisaha dalka Itoobiya, waxa lagu soo qaoray Xubnaha wasiirada ah oo ka midka noqon doona  wadiga madaxweynaha.  Faarax Sakiin   oo ah Maskaxda Culusoow, ayaa isaga oo wata darajada Wasiirka madaxtooyada ka mid noqday wadigii madaxweynaha.

Halka Ka ahriso Madaxweyne Culusoow iyo Xulafadiisa Jihaadka kula jirta Shacabka Jubooyinkii codsigii ay Fiisaha ku waydiisteen Itoobiya

The Presidency

Office of the Director General

Ref: JS/XM/AG/0824/11/12 Date:Nov. 24, 2012
The Office of the President of the Federal Republic of Somalia presents its compliments to the Embassy of the Federal Democratic Republic of Ethiopia and would like to take this opportunity to commend the brotherly relationship and the good work that your office carry out in Somalia.
The Presidency would like to submit the list of the delegation coming to Ethiopia with His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud State Visit on 28th , 29th and 30th November 2012.
1. HE. Hassan Sheikh Mohamud President
2. HE. Fowsiya Haji Aden Deputy Prime Minister / Foreign Minister
3. HE. Abdulhakim Haji Faqi Defense Minister
4. HE. Farah Sheikh Abdulkadir State Minister
5. Kamal D. Hassan Chief of Staff
6. Ibrahim Sheikh Mohydin Chief Protocol
7. Abdulkarim Khalif Protocol Assistant
8. Shador Haji Mohamud Press Officer
9. Mohamed Aden Jimcale Security Officer (Pistol, makarof no. 1247, 14bullets)
10. Barre Mohamed Maow Security Officer (Pistol, Belgium no. 606900, 29bullets)
Please Excellency, accept the assurances of my highest consideration.
Kamal D. Hassan
Director General
Jamhuuriyadda Soomaaliya
Madaxtooyada
Xafiiska Agaasimaha Guud

Magacyada kor ku xusan, kuma jiro hal  Qof oo ka soo jeeda Gobolada Sanaag,Sool, Bari, Nugaal, Mudug, Galguduud, Jubbada Hoose iyo  Jubbada dhexe, taasina waxay kuu cadaynaysaa Mooryaan diimeedka Qabyaaladaysani inaanay diyaar u ahayn in la helo qaran Soomaaliyeed, hase ahaatee ay meesha u joogaan si shilimo uga urursan lahaayeen dhibka iyo gaajada ka jirta Soomaaliya.

Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Additional information