Daayeer soo Dukaansi tegay
- Details
- Written by khalid
Daawo Daayeer ku labisan Koorka dhaxanta oo laga sameeyey Haraga Idaha oo soo Dukaansi tegay.

Dad wax ka gadanayey Dukaan ku yaal magaalada Toronto, ee dalka Canada, ayaa kula kulmay dukaanka banaankiisa Daayeer ku labisan Koorka Dhaxanta oo laga sameeyey Haraga Idaha.
Afhayeenka Booliiska ayaa sheegay in Daayeerkii la qabtay oo hada ku sugan yahay meelaha lagu xanaaneeyo Xayawanka city's Animal Services departmen
Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

