Arrimaha Jubbooyinka Dacaayad baa Laga Sameeyay
- Details
- Written by Shanle

Allsanaag: Madaxweyne Xassan ayaa wax uu wareysi siiyay Telifishinka Qaranka; waraysigiisana waxa uu kaga hadlay arrimaha maamul sameesiga, booqashooyinkii uu ku tagay wadamada jabuuti,Turkiga iyo Ethiopia, sidoo kalana wuxuu ka hadlay arrimaha amniga. Fadlana hoos ka dhageeso waresigii oo dhameestiran.
Allsanaag.com

