Culusow oo Muqdisho qado ku sameeyey
- Details
- Written by khalid
Daawo Madaxda Dawlada oo Muqdisho kula shiray Odayaasha iyo Dhalinyarada Beesha Hawiye. Askarigii daba lignaan jiray kursi aan miis lahayn iyo meel aan cunto lagu cuni karin oo gadaashiisa ah intuu fadhiisiyey ayuu isaguna miis cunta ku buuxdo fadhiyaa oo wax ku cunayaa ama cabayaa.

Madaxweynaha Xasan Culusoow iyo Wasiiradiisa Fawsiyo Xaaji oo miis qurxoon ku wada qadaynaya. Shaqadii Qaranka waxa laga doortay, oo afka loo soo dhuubay in waqti badan la siiyo sidii Soomaali loo kala goyn lahaa.
Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

