Alshaabka Beeshayada ah Cafis ayaan u fidinay
- Details
- Written by khalid
Hoos ka daawo ninka ugu baaqay Alshaabka Koonfureed in ay Buuraha Cal magow guri ka dhigtaan, si magaalada Ceerigaabo ay Beeshiisu u xalaashato. Jabhadka SNM u qaabilsan arimaha gudaha ayaa sheegay in Maamulkoodu cafis u fidiyeen xubnaha Alshabaab oo ka soo jeeda Beesha Isaaq, waxase maanta cad in Baaqu ahaa in Xubnahasi ay ka dagaalamaan degaanada Puntland.

Allsanaag.com

