Saacid " Ciidamada iyo Shacabka Jubooyinku waa amaanan yihiin
- Details
- Written by khalid
Daawo RW Soomaaliya oo amaanay Shacabka nabadda jecel iyo Ciidamaga naftood hurayaasha ah ee Jubooyinka ku suguan.

Raaa'isa Wasaaraha dowlada Soomaaliya Mudane Saacid Faarax Garaad, ayaa si geesinimo ah oo Soomaalinimo ku jirto u amaanay maamulka, Shacabka iyo ciidamada ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Allsanaag.com, This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

