Daawo Xafladii Taageerida Jubaland ee Toronto

{Allsanaag} Magaalada Toronto ee dalka Kanada waxa dhowaan lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu taageerayo dhisida Dawlada Goboleedka Jubaland. Xaflada waxa ka soo qeyb galay dadweyne Soomaaliyeed oo kala duwan oo ku dhaqan magaalada Toronto. Waxa ka hadlay halkaa qeybaha bulshadeeda kala duwan.

Halkan hoose ka daawo hadaladii iyo heesihii dhiirigelinta iyo taageerida Maamulka Jubaland State of Somalia ee ka dhacay magaalada Toronto.

 

jubalandtoronto

 

Dadkaa Dhawaaqayee Jubaland Doonayaa
Hadday u Dhiidhiyeen Allahayow u Dhiib

Additional information