Dood ku Saabsan Arrimaha Puntland
- Details
- Written by Shanle
Allsanaag: Ansixintii dastuurka Puntland iyo sannadka dheeriga ee ah ee uu Madaxweyne Faroole ku darsaday ayaa dadka Puntland ay ku kala feker duwanyihiin. Doodan ku saabsan Puntland ee uu daadihinayo Wariye Nadaara hoos ka daawo.
Allsanaag.com

