Daraawiishtii Puntland oo Badhan lagu soo dhoweeyey
- Details
- Written by khalid
(Daawo) Soo ma jeestayaashii Daraawiishta Puntland ee Gobolka Sanaag, ayaa waxa lagu soo dhoweeyey Magaalada Badhan ka dib markii ay soo jabiyeen Jabhadii aan itaalka badan lahayn ee SNM.
Qabyaaladeynu Duugnay Bay SNM Doonayaan...
Iney Ina Dhex Daaqaan
Duqeydeynu Ma Ogola....
Waa La Doondoonayaa
Waa la Deydayaay.. Debin Bay Soo Gelayaan...
Beentay Daldali jireen SNM....
Diidoo Warkiisii
Dadweynaheenu Ma Ogola(Reer Maakhir)
Waayo Dedaalka aynu wadno
Ayey Doonayaan Iney Dumiyaan...
Duli Laba Wajiila ah(kuwa Soomaaliyadiidka u shaqeeya)
Diidyoo Warkiisii
Dadweynaheenu Ma Ogola(Reer Puntland)
Waayo Shisheeyahay Deris yihiin
Waa Dabadhilif Gumeystaha Jecel
Danteenuuna Naga Tirayaa

Xiddigta Shanta Gees le, Wixii Shuush Gelinaaya, Soomaalaay la Shahiida

