Kala Duwanaashaha Jabhadii USC iyo EPRDF

muuuu

Allsanaag: Madaxweyne Xassan booqashadii uu ku tagay wadanka Ethiopia ayaa waxa uu booqday ama la marsiiyay meelo farabada oo kamid ah ilaha dhaqaalaha ee dalkaas uu leeyahay. Fariinta ka danbeesay arrintaas ma uusan fahmin madaxweynaha iyo wafdigii la socday midna; fariinta waxey ahayd in Madaxweyne Xassan uu arko sida wadanka ay uga shaqeeyeen una badbaadiyeen xukunka markii ay qabsadeen jabhadii talada wadanka la wareegtay ee EPRDFta iyo sida wadanka ay u burburiyeen jabhadii USCda markii ay qabsadeen wadanka Soomaaliya, ayna ugu weyntahay caasimada Soomaaliya ee Mogadisho. Fariintu waxey aheyd mid qof kasta uusan fahmi karin, laakiinse uu fahmi karo qofka u saaxiibka ah garashada.

Ethopia hadaan nahay danta aan leenahay ma fahmi kartid Madaxwene Xassan, waxaan gaariga ka tuurnay rag adiga kaa horeeyay uuna ugu weynyihiin Cadullaahi Yusuf, Cabdiqaasim, Shariif iyo kuwo kale oo dagaal oogayaal ahaa oo aan ku daneesanay dabadeedna markii aan ka dhameesanay ku tuurnay qashin qubka. Hadeer adiga madaxweyne Xassan waan ku tijaabinay, waxaadna tahay qof lagu shaqeesan karo. Hadeer waxaan kuu sheegnay in aan ciidamada kuu tababareeno waadna ogolaatay. Ma qofkii ku burburin lahaa ayaad ka sugeesa in ciidan ay kuu tababraan oo dabadeedna aad ku najaxdid, wale war baa kuu laaban.

 

WIXII LAGA DHAXLAY JABHADII USC

USCUSC1

USC4

USC2

USC3

 

WIXII LAGA DHAXLAYJABHADII EPRDF

EPR3

EPR5

 

MADAXWEYNE XASSAN SI FIICAN U FIIRI FARQIGA U DHAXEEYA JABHADII USC IYO EPRDF, BALSE ANAGA DALKA WAAN BADBAADINAY IDINKANA ILAA HADEER BAAD BURBURINEESAAN.

EPR4

MADAWEYNE XASSAN HADAAN SIDA JABHADII USC WADANKA BURBURIN LAHEEN SIDAN DIYAARADA UGUMA DHAX CIYAARTEEN.

EPR1

MADAXWENE XASSAN TANI WAA FARIIN CULUS OO AAN KU SIINEENO HADAAD QOF CAQLI LEH TAHAY, MAFAHANTAY?

EPR2

 

 

Allsanaag.COM

Additional information