Cabdi Jamaal oo bilad geesi la gudoonsiiyey
- Details
- Written by khalid
Daawo Daraawiishta iyo madaxda Puntland oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Degaanada Maakhir.
HADDII AANAN DHULKAYAGA PUNTLAANDOW

Hoos ka daawo geesiyadii Puntland ee u diiday in jabhada SNM iyo Marabidoodu iney soo caga dhigtaan degaanada Maakhir
NACABKAYAGAAN GARANAY...IS ILAALIYAAN BARANAY..DAD IS AAMINAAN NOQONAY..
Waxaa dhawaan soo gaaray magaalada Dhahar, wasiir-kuxigeegnka amniga Puntland, iyo wafdi balaaran uu hogaaminaayo. Wafdigani ayaa waxaa qayb ka ahaa gudoomiyaha Gobolka Haylaan mudane Maxamed Faarax Ciise Jeentaro, taliyaha ciidanka madaxtooyada Puntland, Cumar Faraweyne, agaasimaha la-dagaalanka argagixisada Puntland, taliye Cali-Daahir, taliyaha booliska gobolka Sanaag, Axmed Saciid Maxamed iyo cutubyo katirsan ciidamada gobolka Haylaan
Allsanaag.com,
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

