Wareegto ka soobaxday Xafiiska Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu ku magacaabay Safiirka Safaarada dalka Yamen u fadhiye doona dalka soomaaliya Waxaana Maanta Xalflad ka dhacday Madaxtooyada Villa somaia ee Muqdisho lagu dhaariyey Masuulkaasi saafirka ka Noqonaya Yamen oo ay goob joog ka ahaayeen Madaxweyne