All Sanaag
Wednesday, September 08, 2010
Yemenis chewing their way to early death                                                                Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
Tacsi: Marxuum Maxamed Xuseen Shide oo Hargeysa ku Geeriyooday

Anagoo kala ah dadka hoos ku xusan.


1-  Xasan Siciid Yuusuf .


2- C/laahi Maxamed Yuusuf.


3- Faarax Jaamac Yuusuf.


4- Cabdi Maxamed Cabdi.


5- Cali Maxamed Cabdi.


6- Xuseen Maxamed Yuusuf .


7- Cismaan Jaamac Yuusuf.


 


Dhamaantayo waxaan halkan ka Tacsiyadaynaynaa dadka kala ah:-


Xasan Xuseen Shide


Safiya Xuseen Shide


Aamina Xuseen Shide


Mustafa Xuseen Shide & Dhamaan qoyska Reer Xuseen Shide geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Maxamed Xuseen Shide oo ku geeriyooday Jimcihii 10/7/2009 Hargaysa ilaahayna waxaan uga baryaynaa Janadii Firdowsa inuu ka waraabiyo eheladisana dhamaan Samir & Iimaan ka siiyo.    Aamiin  Aamiin


 


Anaguna hadaanu nahay bahda Warbaahinta Ee Allsanaag.com Tacsi taas la mida ayaanu isla qoyska reer shide u diraynaa waxaanu ilaahay uga baryaynaa Marxuumka Naxariistii Eebe inuu ka waraabiyo Qoyskii & Qaraabadii & asxaabtii uu ka tagayna Samir & iimaan


Aamiin                   Aamiin                   Aamiin


 


[7/14/2009]
Title :    

Nooca Qoraalkan :

Qoraalka oo dhan :


© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software