All Sanaag
Tuesday, September 07, 2010
Yemenis chewing their way to early death                                                                Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
Faroole iyo Cumar cabdi rashiid oo ka hor siyaasada Sh. Sharif.
 

London; Ra`iisal Wasaaraha Dowlada Federalka Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdraxman Faroole oo maanta waraysi siiyey Idaacadaha VOA ito BBC da ayaa waxa ay kaga hadleen khilaafyadii soo kala dhex galay dowlada federalka iyo Puntlnad.


Madaxweyne faroole oo u waramayey Idaacada BBc xili uu ku sugnaa Magaalo Madaxda Garoowe oo ku laabtay xalay ayuu waxaa uu kaga waramay safarkiisii uu ku tagay magaalada Naironi oo kula kulmay madax badan .


Halkaan ka dhagayso Waraysiigii Madaxweynaha ; http://www.bbc.co.uk/mediaselector/check/somali/meta/dps/2009/11/091119_farole?size=au&bgc=003399&lang=so&nbram=1&nbwm=1&bbram=1&bbwm=1


Dhinaca kale Ra`iisal wasaaraha dowlada Cumar oo Beryahan ku sugnaa magaalo madaxda Talyaniga oo kaga qayb galay shir caalimi ah ayaa maanta waraysi uu siiyey Idaacada VOA waxaa uu kaga hadlay safarkiisa iyo Khilaafkii dowlada puntland iyo dowlada Federalka.


Cumar waxaa uu waraysigiisa ku sheegay in ay tahay wax aad looga xumaado In Nin Soomaliyeed uu diido horumarka nin kale oo Soomaliyeed.


Halkaan ka dhagayso waraysigii Ra`iisal Wasaaraha


http://www1.voanews.com/somali/news/somali/interview_with_pm-70498037.html


Waxaan haba yaraatee marnaba ka hadlin khilaafkaan Madaxweynaha iyo Wasiirada ay ka mid yihiin Shariif Xasan ,ibbi iyo wasiirobadan oo aad uga soo horjeeda horumarka Dowlada Punland oo iyadu cadaysay in aanay u joojinaynwax alah waxii ay qabsan karto oo ku saabsan horumarkeeda


Allsanaag.com


Kh.A.Urcad



Email
: - [11/22/2009]
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>
 
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software