Barre Cali Barre wuxuu ahaa Sarkaal ka tirsan Xisbul Islam, waxaana lagu dilay suuqa bakaaraha, kadib markii ay rasaas ku fureen dhowr nin oo hubaysnaa.
Dilka Bare Cali waxaa BBC u xaqiijiyay afhayeenka ururka Xisbul Islam Shiikh Maxamed Macalin.
Barre Cali mar uu saxaafada la hadlayay dhawaan, wuxuu sheegay in Raaskanbooni lagu dhisay xisbul Islam walina ay tahay Xisbul Islam oo aysan raacsanayn al-Shabaab.