Maxkamadda ugu sarreysa dalkan Mareykanka ayaa maanta dhageysaneysa dacwad ka dhan ah madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somalia, Gen. Max’ed Cali Samatar, oo ay soo dacweeyeen shan qof oo Somalia ah, oo sheeganaya inuu Gen. Samatar masuul ka ahaa jirdil iyo xadgudubyo kale oo loo geystay sanadihii siddeetameeyadii.
Shakhsiyaadka dacwadda oogaya, oo qaarkood ay u warrameen BBC-da, ayaa sheegay inay doonayaan in Gen. Samatar.