All Sanaag
Thursday, September 09, 2010
Faroole dagaalka Galgala Xisaab khalad ah ayuu isku dhuftay                                                                Colonel Shoot died in Bosaso                                                                Agaasimaha Jaamacada Maakhir oo socdaal ku maraya Maakhir                                                                Giving birth in UAE: from sand to state-of-the-art                                                                20 Wiil oo loo xiray qabiilkooda magaalada Boosaaso                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[3/2/2010]   Museveni oo doonaya in Wiilkiisu dhaxlo
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

Mucaaradka Ugaandha ayaa ku eedeeyey   Madaxweynaha Yugaandha Yoweri Museveni in  uu doonayokursiga Madaxweynanimada in  uu baneeyo Wiilkiisa.


Madaxweynaha Wiilkiisa Lt Col Kainerugaba Muhoozi,ayaa hada wuxuu yahay  Madaxa Ciidanka aadka u tababaran dhowaana waxa Madax loga dhigay Ciidanka ilaaliya madaxtooyada .


Madaxtooyadii Uganda ayuu ka dhigayaa mid ah  dhaxaltooyo, si cadna wuxuu u doonayaa  inuu wiilkiisa noqdo Madaxweynha ka danbeeya isaga  sidaa waxa yiri Afhayeenka Mucaaradka Hussein Kyanjo.


Qaraabo badan oo ka mid ah ehelka Musevani ayaa  waxay ka hayaan Xukuumadiisa xilal sar sare.


Xaaska Musevani  sanadkii hore ayaa loo magcaabay Wasiir.


Afhayeenak Ciidanka Uganda Felix Kulaigya ayaa  waxa kama jiraan  ku tilmaamay dhaleecayntan.dhaxaltooyada


"Muhoozi wax danbi ah ma gelin aan ka ahayn inuu yahay Wiilka Madaxweynaha,wuxuuna xaq u leeyahay isaga oo ah Ugaandhiis inuu ka qayb galo tartanka Madaxweynanimada..


Lt Col Muhooz waa 36 jir waxaana loo magcaabay madaxa special force unit  sanadkii 2008.


Museveni Xukunka Madaxweynanimada  wuxuu hayey ilaa  sanadkii 1987,hadana waxa la sugayaa inuu ka qayb galo mar kale  tartanka Madaxweynanimada la qabanayo sanadka danbe


Allsanaag.com khaalid1970@hotmail.com

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software