Madaxweynaha dawlada Puntland DR.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa isku shaan dhayn ku sameeyey , Golaha Wasiirada ee Dawladiisa isaga oo aan taaban,waxna ku soo siyadin tiradii horay uga midka ahaa ee ka soo jeeday Degaanada Maakhir
1.Genraal Yuusuf Axmed Kheyr Wasiirka Amniga iyo DDR-ta