All Sanaag
Tuesday, September 07, 2010
Yemenis chewing their way to early death                                                                Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[2/7/2010]   Jabhadii SNM Oo Soo Labo kaclaysay
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

Ciidamada SNM oo dagaalka kula jira Beelaha Harti ee degan Sanaag & Sool ayaa Maalmahan danbe waxay bilaabeen Xarig, Dil, Dhac hantiyeed & awood siyaado ah oo ay u sticmaalaan Caruurta & Haweenka kunool Laascaanood, Jawaabtii laga sugayey maamulka ay katirsan yihiin ee Puntland ayaa waxa noqotay "Walaalayaaloow waxaad dhowrtaan derisnimada, islaanimada waxayna baaq u direen H'ayadaha caalamiga ah. 


Ciidankan aadka u hubaysan kaalmadana ka hela Jaaliyada Dibada ee Dirta Waqooyi ayaa maalmahan danbe wuxuu ahaa ficilkoodu mid aan haba yaraatee ayna  ku jirin wax cabsi ah iyo in lagula xisaabtami doono ficilada ay ka samaynayaan Laascaanood, kuwaas oo ah Dadka ay gawaarida jiirsiinayaan, xukunka ah waxaad diiday qadiyadii Isaaq sidaas awgeedna waxa tahay Dil iyo dhowr goor ayaad Maalintii Salaada tagtaaye ma Alshabaab baa tahay in lagu xiraa oo lagu soo baraa


Ciidankan mid la mid ah ayaa wuxuu ka dhisnaa Dawlada Puntland oo loo sameeyey inuu ka difaaco Caruurta iyo Haweenka Xoogaga Mugdiga ah oo duulaanka ku ah Degaanda ay ka taliso Dawlada Puntland, hase ahaatee waxaad moodaa kuwa aan diyaar u ahayn howshooda.


Maanta ayaa waxa ka hadlay arintan  xakuumada Dawlada Puntland iyaga oo sheegay inay walaalahooda Somaaliland ay ilaaliyaan Derisnimada, islaamnimada, kana daayan Dadka ay kula dhaqmayaan waxa ka baxsan bani aadanimada.


Hadalada noocan ah oo ay ku muuqato jilicsanaato aya wuxuu siinayaa awood Ciidanka SNM oo sii laba jibaraya argagixisnimada ay ku hayaan Reer sool


Dawlada Puntland ka sokow Magaalooyinka Gaalkacayo, Garoow, Garbahareey, Galdogob ayaad moodaa inay yihiin kuwo ay haba yaraatee saamayn Falkan Qabiilka ah oo lagu hayo Laascaanood


Allsanaag.com 

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software