All Sanaag
Tuesday, September 07, 2010
Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Wareegtooyinkii Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan ku dalbadeen in Dastuurka                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[2/2/2010]   Maxaa kala socotaa Raga Hubaysan oo jooga Puntland qoraalkan soo akhri
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>
Amni dara ka jirta Puntland ma Sanaag baa laga qadaa Akhristoow?
Yes
No
I don't know

Boosaaso: Maalmihii ugu danbeeyey waxaa saxaafada Puntland iyo weliba maamulku sheegeyeen in amni dara ka jirta ay sababteeda leeyihiin shacabka Reer Sanaag waxaana ka mid ah dadkii la hadal hayey Hogaamiye Maxamed Siciid Atam  oo la sheego in uu joogo magaalo ka baxsan Boosaaso inkastoo oo ay jiraan Rag badan oo hubaysan hadana lama sheego iyaga


Hadaba akhristoow waxaan halka ku soo gudbin doonaa maalmaha soo socda Liiska Raga Hubaysan ee jooga Puntland gaar ahaan gobolka Bari,Ciidamada iyo Tiknikada ay haystaan ma aha mid ka amar qaata maamulka Puntland ee waa kuwa ka madax banaan maamulka.


Waxaa ka mid ah Raga Hubaysan liiskan hoos ku qoran



  1. Cade Muuse          [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  2. Cali A Awaare       [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  3. C/laahi S Samatar  [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  4. Maxamed S Atam [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  5. Xaaji Bakiin           [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  6. Baduugaaye           [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  7. Ini Jaqanaf             [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  8. Ini Taraan              [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  9. Ini Gantaal             [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  10. Afdaloow                [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  11. Liibaan Boqor       [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  12. Muuse (Faroole)   [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]

  13. Cisman Diyaano    [Ciidan iyo Tiknoko u gaar ah]

Hadaba akhristoow waxaa kale oo jira kuwa kale oo badan oo iyaguna hubaysan waxaan soo gudbin doonaa maalmaha soo socda hadii alle idmo hadaba waxaa isweydiin leh yaa wada Amni dara ka jirta ma gobolka Sanaag ayaa wada mise Raga Hubaysan oo ciidamadoodu ka madax banaan yihiin maamulka Puntland ayaa wada.


Bahda allsanaag waxaan soo gudbin doonoo cadaymo badan oo muujinaya cida wada dhibka ka socda Puntland.


Fiidow Calasow Diimow


Boosaaso,Puntland

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software